DF oo digniin adag siisay Ganacsatada ka dib hanjabaadii ka soo yeertay Cali dheere

Dowlada Soomaaliya ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqday ineysan dheg jalaq u siinin hanjabaada kaga timid afhayeenka Al-Shabaab  Cali Dheere ee la xiriirtay xiritaanka akoonadii kooxdaas ku laheyd bankiyada ka howlgala dalka. Wasiirka ganacsiga Somalia Jibriil Abdirashid Xaaji ayaa ku bogaadiyey ganacsatada u hoggaansamidda awaamiirtii dawladda ee lagu joojinaayey lacagahii ay siin jireen Al-Shabaab, isagoo uga … Continue reading DF oo digniin adag siisay Ganacsatada ka dib hanjabaadii ka soo yeertay Cali dheere